diifee
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-feeyay, -faysay)Cid diif badid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh diifee ↴
diifayn [m.f.dh]
eeg diifee.
diif [m.dh]
Tamardarro, jiil, daal iwm oo jirka ka muuqda.
diif [m.l]
Biyaha iyo qoyaanka kale oo sanka ka yimaada, durey ama hargab dartiis; siin. ld duuf¹ (2).
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg