diifso
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-saday, -satay)

Diif iska tirid (qof). ld duufso.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh diifso

diifsasho [m.f.dh]
eeg diifso. ld diifsad, duufsad, duufsasho, duufsi.

duufso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-saday, -satay)
ld diifso.

nadiifso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-saday, -satay)
Wax nadiif ka dhigasho.

diif [m.dh]
Tamardarro, jiil, daal iwm oo jirka ka muuqda.

diif [m.l]
Biyaha iyo qoyaanka kale oo sanka ka yimaada, durey ama hargab dartiis; siin. ld duuf¹ (2).

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg