diig
(m.l)ld diiq¹.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh diig ↴
diigaanyo [m.dh]
Wax aad u tiro badan (dad, xoolo iwm).
diiq [m.l]
1. ld diig (-qaq, m.l) Digaagga kiisa lab. 2. Kalluun yaryar oo gudguduudan. 3. Ciriiri. 4. D. ah: si dhib leh.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg