diihaal
(m.l)Gaajo aad u daran. ld daahiil¹.
diihaal
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-aalay, -aashay)Gaajo badan dareemid. ld daahiil².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh diihaal ↴
daac [m.dh]
Qabatoon; macaluul; diihaal. qabatoon, macaluul, diihaal
daahiil [m.l]
ld diihaal¹.
daahiil [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-ilay, -ishay)
ld diihaal².
daahiilid [m.dh]
ld diihaalid.
diihaalid [m.f.dh]
eeg diihaal². ld daahiilid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg