diillincaanood
(m.dh)Diillin ballaaran cirka ku dhereran oo ka kooban xiddigo yaryar oo badan.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh diillincaanood ↴
jidcaanood [m.l]
1. Diillincaanood; waq-habaar. 2. Wadiiqo isku xirta xerada geela iyo guriga.
saco [m.l]
1. Koox xiddigo ah, cadcad oo ku yaal lixaha iyo cadaadda agtooda, meel aan diillincaanoodda ka fogayn. 2. Koox lo'ah.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg