diilo
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-iishay, -iilatay)

Wax ciid, neef iwm ka buuxsasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh diilo

yididdiilo [m.dh]
Rajo; himilo. ld hididdiilo.

diilasho [m.f.dh]
eeg diilo.

fadiilo [m.dh]
ld fadiilad.

hididdiilo [m.dh] (-ooyin, m.l)
Filasho la fisho wax la sugayey. ld yididdiilo.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg