diimbiyood
(m.l) (-dyo, m.dh)

Jaad ka mid ah diinka oo yar oo biyaha ku dhex nool. ld diinceelaad.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh diimbiyood

diinceelaad [m.l] (-dyo, m.dh)
ld diimbiyood.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg