diinceelaad
(m.l) (-dyo, m.dh)ld diimbiyood.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh diinceelaad ↴
diimbiyood [m.l] (-dyo, m.dh)
Jaad ka mid ah diinka oo yar oo biyaha ku dhex nool. ld diinceelaad.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg