diindiin
(m.l)

ld diin¹.

diindiin
(Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate)

D. ah: dhar aad u duugoobay oo si sahlan u dildillaaci kara.

diindiin
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-iimay, -iintay; -iimi)

Si sahlan u dildillaacid (dhar aad u duugoobay).

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh diindiin

diin [m.l] (-nan, m.l)
Nooc xamaaratada ka mid ah aad u gaabiya, leh qolof adag oo ku dahaaran afar lugood iyo qoor dheer oo aan dhogor lahayn; diindiin. ld diindiin.

diindiimid [m.f.dh]
eeg diindiin².

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg