diiqad
(m.dh)Dareemidda la dareemo ciriiri ama farxad la'aan (qof).
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh diiqad ↴
diiqadayn [m.f.dh]
eeg diiqadee.
diiqadee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-deeyay, -deysay)
Cid, ciriiri ama farxad la'aan ku abuurid.
diiq [m.l]
1. ld diig (-qaq, m.l) Digaagga kiisa lab. 2. Kalluun yaryar oo gudguduudan. 3. Ciriiri. 4. D. ah: si dhib leh.
diiq [m.dh]
1. Cunto, dhar iwm aan badnayn oo loo geeyo ummul, aroos, qof jirran iwm. 2. Allabbari dad isu keenaan. ld diiqo.
diiq [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-qay, -qday)
1. Wax sii yaraansho, sii liciifid. 2. U d.: cid dhibaataysan wax ugu deeqid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg