diiqid
(m.f.dh)eeg diiq³.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh diiqid ↴
baroordiiqid [m.f.dh]
eeg baroordiiq². ld baroordiiq¹ (1).
caanaddiiqid [m.f.dh]
eeg caanaddiiq². ld caanaddiiqis.
diiq [m.l]
1. ld diig (-qaq, m.l) Digaagga kiisa lab. 2. Kalluun yaryar oo gudguduudan. 3. Ciriiri. 4. D. ah: si dhib leh.
diiq [m.dh]
1. Cunto, dhar iwm aan badnayn oo loo geeyo ummul, aroos, qof jirran iwm. 2. Allabbari dad isu keenaan. ld diiqo.
diiq [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-qay, -qday)
1. Wax sii yaraansho, sii liciifid. 2. U d.: cid dhibaataysan wax ugu deeqid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg