diiqo
(m.dh)ld diiq².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh diiqo ↴
diiq [m.dh]
1. Cunto, dhar iwm aan badnayn oo loo geeyo ummul, aroos, qof jirran iwm. 2. Allabbari dad isu keenaan. ld diiqo.
diiqee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-qeeyay, -qeysay)
1. Diiqo bixin. 2. Wax daldalid.
diiqoo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-oobay, -ootay)
Ku d.: ciriiri dareemid.
diiqood [Magac Fal Lab | Noun Verb Masculine]
eeg diiqoo.
wadiiqo [m.dh] (-ooyin, m.l)
Jid yar, dhuuban oo gaaban.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg