diir-hoose
(m.l) (-ayaal, m.dh)(bot.) Botani ahaan, nudaha u dhexeeya dubka sare iyo habdhiska kalli ee jirridaha iyo xididdada geedka.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh diir-hoose ↴
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg