diiradeeye
(m.l)

(nax.) Qurubyada wax diiradeeya oo kala ah: “baa”/”ayaa”, “waa” (eeg qurub diiradeed).

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh diiradeeye

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg