diirasho
(m.f.dh)eeg diiro.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh diirasho ↴
mayraxso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-saday, -satay)
Mayrax diirasho.
muldhiso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-stay, -satay)
1. Laan, jir iwm dubka ka diirasho. 2. Qof hu'uu gashanaan ka wada furasho. 3. Madax qurdasho.
mullaaxso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-saday, -satay)
Geed mullaax ka diirasho.
qoordiirasho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld qoordiidasho.
xuubso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-saday, -satay)
1. Xuubka hore ka diirasho, ka muruxso. 2. Canaan iyo dagaal kulul cid ku samayn.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg