diiri
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)

Wax in yar kululayn. ld diirri.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh diiri

qaaqami [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Wax dab u dhawayn si loogu diiriyo ama engejiyo.

uumi [m.l]
1. Humri kulul. 2. Kul; diirimaad.

uumi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Wax dab ku diirin.

bariiso [m.dh]
1. Waqtiga u dhexeeya qorax-soobaxa ilaa ay qoraxdu diirimaad dhaxanta kiciya ka yeelato. 2. Roob da'a arooryada hore.

bariiso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-stay, -satay)
Meel lagu hoyaday ilaa diirimaadka qorraxdu dhaxanta kiciyo ku sugnaan.

dhardhaar [m.dh] (-rro, m.dh)
(xis.) Weedh ama hawraar loo qaatay run iyada oo aan la caddeyn, taas oo laga sii diiri karo weedho ama aragtiyo kale. Marka xisaabi la caddeynayo dhadhaarradu badanaaba waxa ay yihiin qaacidooyin la yaqaan oo sidooda loo qaato, maxaa yeelay caddeyntooda ayaa hore loo dhisay.

diirid [m.f.dh]
eeg diir³. ld diiris.

diirin [m.f.dh]
eeg diiri. ld diiris¹, diirrimaad, diirrin, diirris.

diirinle [m.l]
Shaqaalaha cuntada kariya ee haddana qeybiya; kaantunle.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg