diirin
(m.f.dh)eeg diiri. ld diiris¹, diirrimaad, diirrin, diirris.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh diirin ↴
uumi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Wax dab ku diirin.
diirinle [m.l]
Shaqaalaha cuntada kariya ee haddana qeybiya; kaantunle.
diiris [m.l]
ld diirin.
diirrimaad [m.l]
1. ld diirsimaad. Kulayl aan aad u badnayn. 2. ld diirin.
diirrin [m.dh]
ld diirin.
diirris [m.l]
ld diirin.
kuldiirin [m.f.dh]
eeg kuldiiri. ld kuldiiris.
qalwi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
1. Hilib iwm holac ku dubid. 2. Weel iwm holac ku diirin. 3. Fuud, dawo iwm nafley afka uga shubid. ld halwi.
qandiirin [m.f.dh]
eeg qandiiri.
diir [m.l]
Kulayl, uumi.
diir [m.l]
Dubka sare ee lafta geedka.
diir [m.dh]
ld diirdiir².
diir [Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective]
ld digir².
diir [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-ray, -rtay)
1. Wax in yar kululaansho. 2. Qof, in yar xanaaqid.
diir [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
1. Geed diir ka qaadid. 2. Wax qaawin.