diirnax
(m.l)

Dareen raxmad leh oo qof ku dhasha marka uu arko qof dhibaateysan.

diirnax
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-xay, -xday; -nixi)

U d.: dareen raxmad leh cid u hayn.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh diirnax

diirnixid [m.f.dh]
eeg diirnax².

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg