diirran
(m.l)

Isir; dhalan.

diirran
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)

Wax aan aad u kululayn ahaansho. Tus. “Caano diirran baan cabbey”.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh diirran

aagga-qabow [m.l] (-gag-qabow, m.l)
(jool.)Soohdinta dhulka dushiisa ee kala soocda hawo qabow iyo hawo diiran. Hawada qabow ayaa hoos ka cadaadisa tan diirran.

diirdiirran [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Qof firfircoon ahaansho.

diirdiirranaan [m.f.dh]
eeg diirdiirran. ld diirdiirranaansho.

diirdiirranaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld diirdiirranaan.

diirranaan [m.f.dh]
eeg diirran². ld diirra- aansho.

diirranaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld diirranaan.

kubbee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-beeyay, -baysay)
Wax diirran meel dhiig fadhiistay saarsaarid.

wajahad [m.dh] (-do, m.l)
(fiis.) Jiidda dhulka dushiisa ah ee u dhexaysa kalana saarta cufaf hawo qabow iyo mid diirran ah.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg