diirso
(Fal Gudbe/Magudbe3 | Verb Transitive/Intransitive3) (-saday, -satay)

1. (f.g) Biyo, caano iwm in yar kululeysasho. 2. (f.mg) Ku d.: Wax diirrimaad ka helid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh diirso

diirsasho [m.f.dh]
eeg diirso. ld diirsad, diirsi.

diir [m.l]
Kulayl, uumi.

diir [m.l]
Dubka sare ee lafta geedka.

diir [m.dh]
ld diirdiir².

diir [Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective]
ld digir².

diir [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-ray, -rtay)
1. Wax in yar kululaansho. 2. Qof, in yar xanaaqid.

diir [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
1. Geed diir ka qaadid. 2. Wax qaawin.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg