diisan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-snaa, -snayd)

Wax hoos u godan ahaansho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh diisan

dhurgun [m.l]
Diismidda meel jirka ka mid ah oo barartay diisanta.

dhuundhas [m.dh] (-syo, m.dh)
Dareere ama neef xoog u diisan oo ka soo baxaysa dhuun af-yar kana dhalata nakhaska (qashinka) ay tuurayaan marwaxadaha neefeed.

diisnaan [m.f.dh]
eeg diisan. ld diisnaansho.

foofiye [m.l] (-yayaal, m.l/dh)
(baay.) Meel yar oo diisan oo ku taalla badhtanka qaybta dambe ee natiinaha qaar ka mid ah lafdhabarleyda. Waa meesha ugu muhiimsan ee uu ku soo dhaco ilaysku, waana halka aasaaska u weyn ee ragga. Waxa laga helaa qorratada, qaar ka mid ah shimbiraha iyo garadleyda ay ku jiraan dadku.

diis [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-say, -stay)
Wax buusid (weel iwm).

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg