diiwaangeli
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)

Wax diiwaan ku qorid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh diiwaangeli

caymi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
1. Wax dhibaato ama halis ka nabadgelin. 2. Aawr la rarayo, cayn ku giijin. 3. Hanti caymis ka diiwaangelin.

dhigaal [m.l]
(nax.) Habkastoo diiwaangeliya hawraar tiraab ah iyadoo la adeegsanayo qoraal.

diiwaangelin [m.f.dh]
eeg diiwaangeli.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg