diiwaangelin
(m.f.dh)

eeg diiwaangeli.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh diiwaangelin

caymi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
1. Wax dhibaato ama halis ka nabadgelin. 2. Aawr la rarayo, cayn ku giijin. 3. Hanti caymis ka diiwaangelin.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg