diliq
(m.l)

Hanjaleelo.

diliq
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-lqay, -liqday)

Ilmo yar oo dad hanjaleelo daadin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh diliq

dilqid [m.f.dh]
eeg diliq².

hanjaleeli [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Hanjaleelo ama diliq ka keenid (carrurr).

hanjaleelo [m.dh]
Matag yar oo sida badan carruurta caananuugga ah ka yimaada; diliq.

dil [m.l]
1. Qurgoynta nafley qurta laga gooyo. 2. Garaacid nafley la garaaco.

dil [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ilay, -ishay)
1. Nafley qurgoyn. 2. Nafley garaacid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg