dimcad
(m.l) (-ddo, m.dh)(bot.) Quraca dhallinta yar oo ulo jilicsan oo xoog badan iyo mayrax aad u cad oo wanaagsan laga helo. ld dincad.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dimcad ↴
dincad [m.l]
ld dimcad.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg