dimoqraadiyee
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-yeeyay, -yaysay)

Nidaam dimoqraaddi ka dhigid. ld dimuqraadiyee.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dimoqraadiyee

dimoqraadiyayn [m.f.dh]
eeg dimoqraadiyee. ld dimoqraadiyayn.

dimuqraadiyee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-yeeyay, -yeysay)
ld dimoqraadiyee.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg