diraacso
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-saday, -satay)

1. Meel xilliga diraacda ku sugnaan. 2. Tamardarro, cunto yaraan ku noolaansho (xoolo). ld diraaco.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh diraacso

diraaco [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-cday, -catay)
ld diraacso.

diraacsasho [m.f.dh]
eeg diraacso. ld diraacasho, diraacsad.

diraac [m.dh]
1. Afaarta xilli oo sanadku u qaybsamo, mid ka mid ah oo u dhexeeya dayrta iyo guga; jilaal. 2. Xilli barwaaqo ah oo guga bartamihiisa ah.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg