diraal
(m.l) (-llo, m.dh)1. Dad meel loo diray oo la faray iney qabtaan hawl gaar ah. 2. Muhimad gaar ah oo diraal loo xilsaaray.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh diraal ↴
diraddiraale [m.l] (-layaal, m.l/dh)
Qof aad isku dira oo dhexdooda fidna ka abuura. ld diraddiroole.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg