diricnimo
(m.dh)Nin karti iyo ragannimo dheeraad ah leh ahaansho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh diricnimo ↴
weysaalo [m.l.w]
W. ah: waxyaalo diricnimo muujiya oo qof sameeyo, wacdaro.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg