diriqsad
(m.l)

ld diriqsasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh diriqsad

diriqsasho [m.f.dh]
eeg diriqso. ld diriqsad, diriqsi.

diriqso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-saday, -satay)
Wax xoog ku meel marsasho. Tus. “Cali hawshaas markii hore looma dirin ee isagaa diriqsaday”.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg