diriqsi
(m.l)

ld diriqsasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh diriqsi

diriqsasho [m.f.dh]
eeg diriqso. ld diriqsad, diriqsi.

diriq [m.l] (-qyo, m.dh)
Liilammo ama daliigo ad'adag oo xaskusha tuman iyo cawda feeran iwm laga reebo ama laga soo dhex saaro.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg