diririd
(m.f.dh)

eeg dirir².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh diririd

dirir [m.l]
1. Xiddig ifweyn oo naafaha ugu dambeeya oo u dhexeeya dirirday iyo garbo. 2. ld dirirsagaaro. D. cawleed: gu'ga bartamihiisa.

dirir [m.dh]
Dagaal; colaad.

dirir [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-ray, -rtay)
Cid la dagaallamid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg