dirirsan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)

La d.: qof, qof kale la dagaalay ahaansho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dirirsan

dirirsanaan [m.f.dh]
eeg dirirsan. ld dirirsanaansho.

dirirsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld dirirsanaan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg