diyaafad
(m.dh) (-do, m.l)

Martiqaad weyn oo dad badani ka qaybgalaan oo cunta badan lagu cuno. ld dayaafad.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh diyaafad

dayaafad [m.dh]
ld diyaafad.

dayaafadi [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-iyay, -isay)
ld diyaafadi.

dayaafadin [m.dh]
ld diyaafadin.

diyaafadi [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-iyay, -isay)
Martiqaad weyn bixin. ld dayaafadi.

diyaafadin [m.f.dh]
eeg diyaafadi. ld dayaafadin.

karan [m.l]
Martisoor weyn; diyaafad.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg