docfaruurid
(m.f.dh)eeg docfaruur². ld gantafaruurid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh docfaruurid ↴
docfaruur [m.l]
Ballanfur lagu sameeyo arrin la isku ogaa. ld gantafaruur¹.
docfaruur [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
Arrin la isku ogaa ballanfuryo ku sameyn. ld gantafaruur².
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg