docol
(m.l)Jaad geedaha ka mid ah oo mareerka u eg oo miro la cuno leh.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh docol ↴
madag [m.dh] (-dko, m.l)
Qori gaaban oo sida badan geedka docolka, mareerka iwm laga qoro oo inta dhexda fantax yar looga yeelo ul yar oo af siman leh lagu fariisiyo, kaddibna xoog loo xurbiyo ilaa uu dab ka dhasho.
doc [m.dh] (-co, m.l)
Barbar; dhinac.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg