dogob
(m.l) (-byo, m.dh)Jirrid weyn oo qallalan. ld degeb.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dogob ↴
degeb [m.l]
ld dogob.
ruud [Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective]
Qoryo waaweyn oo dogobta laga jeexjeexo dabkana lagu shito.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg