doh
(m.dh) (-ho, m.l)Dhul godan, carro jilicsan oo biya-qabatin leh.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh doh ↴
dihasho [m.f.dh]
eeg diho. ld dahasho, dohasho.
diho [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-hday, -hatay)
Ilmo dhashay kalgacal u muujin. ld daho, doho.
dohasho [m.dh]
ld dihasho.
doho [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-hday, -hatay)
ld diho.
soddoh [m.dh] (-hyo, m.dh)
1. Haweeney gabadha ay dhashay ninka qaba waxa ay u tahay ama haweeney wiilka ay dhashay gabadha uu qabo waxa ay u tahay. 2. Haweeney gabadh leh.
soddohnimo [m.dh]
Soddoh ahaansho.
soddoho [m.dh] (-ooyin, m.l)
Dabayl weyn, qashin iyo boor badan oo cirka isku sha-reerta.
soddohoobid [m.f.dh]
eeg soddohow.
soddohow [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-oobay, -owday; -oobi)
soddoh noqosho.
d [m.dh]
(da') Xarafka afaraad ee xurufta
soomaaliga, ahna shibbane. ld deel (2).