doho
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-hday, -hatay)ld diho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh doho ↴
diho [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-hday, -hatay)
Ilmo dhashay kalgacal u muujin. ld daho, doho.
soddoho [m.dh] (-ooyin, m.l)
Dabayl weyn, qashin iyo boor badan oo cirka isku sha-reerta.
soddohoobid [m.f.dh]
eeg soddohow.
soddohow [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-oobay, -owday; -oobi)
soddoh noqosho.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg