doktoor
(m.l) (-rro, m.l)1. Takhtar. 2. Qof shahaado jaamacad laga bixiyo tan ugu sarraysa haysta. ld dotoor.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh doktoor ↴
doktoornimo [m.dh]
Daktoor ahaansho. ld dotoornimo.
dotoor [m.l]
ld doktoor.
dotoornimo [m.dh]
ld doktoornimo.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg