doob
(m.l) (-bab, m.l)Nin aan weli guursan.
doob
(m.dh)Cad yar, qaab kiish leh, cod weyn bixiya oo awrkaqooqani afka soo rido; gulgulo. ld doobbo.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh doob ↴
aameel [m.l] (-llo, m.dh)
1. Weel qori ka samaysan oo aan dabool lahayn oo lo'da iyo geela lagu maalo; haruub; doobi. 2. Wixii waxay arkaan iska raacaan. haruub, doobi
eedoobid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg eedow. eedow
maandoobid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg maandow².
naafmadoobe [m.l]
Xiddigga labaad ee naafaha; wuxuu u dhexeeyaa naafcadde iyo afqays.
yerid [m.l]
1. ld yirid. Cudur ku dhaca ilkaha oo cirridka waxyeela. 2. Y. ah: nin doob ah.
abashuqle [m.l]
Guux iyo abur uu afka ka keeno awr doobbo soo ridi waayey. ld aburshuqle.
budoobid [m.f.dh]
eeg budow². ld budow¹.
cadadoobid [m.dh]
ld cadcadoobid.
cadcadoobid [m.f.dh]
eeg cadcadow. ld cadadoobid.
ciddoodoobid [m.f.dh]
eeg ciddoodow.