doobi
(m.l) (-iyo, m.dh)

Weel af ballaaran, dabool lahayn, la tolay ama la qoray oo geela lagu maalo. ld doobke, doobte, toobke, toobte.

doobi
(Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2) (-iyay, -isay)

ld doobbi².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh doobi

aameel [m.l] (-llo, m.dh)
1. Weel qori ka samaysan oo aan dabool lahayn oo lo'da iyo geela lagu maalo; haruub; doobi. 2. Wixii waxay arkaan iska raacaan. haruub, doobi

eedoobid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg eedow. eedow

maandoobid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg maandow².

budoobid [m.f.dh]
eeg budow². ld budow¹.

cadadoobid [m.dh]
ld cadcadoobid.

cadcadoobid [m.f.dh]
eeg cadcadow. ld cadadoobid.

ciddoodoobid [m.f.dh]
eeg ciddoodow.

daddoobid [m.dh]
ld deddoobid.

dadoobid [m.f.dh]
eeg dadow.

deddoobid [m.f.dh]
eeg deddow. ld daddoobid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg