doobir
(m.dh)Ayaan; nasiib.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh doobir ↴
doob [m.l] (-bab, m.l)
Nin aan weli guursan.
doob [m.dh]
Cad yar, qaab kiish leh, cod weyn bixiya oo awrkaqooqani afka soo rido; gulgulo. ld doobbo.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg