dooc
(m.l)War sugan.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dooc ↴
abuuddoocan [m.dh]
Timir yaryar, guduudan, aad u macaan oo ka baxda degmada Doocan ee Yaman. ld abuuddocan.
doocdooci [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
ld dooci.
doocdoocin [m.dh]
ld doocin.
dooci [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Wax sugan ka raadin (qof). ld doocdooci.
doocin [m.f.dh]
eeg dooci. ld doocdoocin.
dooshi [m.l]
Xarig isu haya farmaanka doocdiisa bixid iyo doonta.
nadooc [m.l]
Loodsanka ku dhaca ul, rabar iwm.
nadooc [m.l]
(nax.) Habdhac sarfeed oo hawshiisu tahay in salka (falka ama magaca iwm) la raaciyo kabayaal ama dhammaadyo muujinaya tirada, caynta iyo qofka.
nadooc [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-cay, -cday)
Ul, rabar iwm loodsan ku dhicid.