dooddi
(m.l)1. Orod xoog leh. 2. ld dooddiyid.
dooddi
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-iyay, -iday; -iyi)Si xoog leh u ordid; digdigleyn.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dooddi ↴
dooddiyid [m.f.dh]
eeg dooddi². ld doodi¹ (2).
dood [Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate]
D. ah: nooc kabaha ka mid ah oo saanta geriga laga sameeyo.
dood [m.dh] (-do, m.l)
Hadal lagu falanqaynaayo arrin lagu muransanyahay oo la rabo in laga gungaaro.
dood [m.dh] (-do, m.l)
1. (xis.) Marka laga hadlayo loojig, waa susun hawraaro ama weedho ah oo ka bilaabanta urur qaadashooyin ah kuna dhammaata go'aan. 2. (xis.) Urur hawraaro ama weedho ah oo loo yaqaan afeef iyo hawraar lagu soo gooyay oo loo yaqaan go'aan.
dood [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-day, -dday)
Arrin lagu muransanyahay oo la rabo in lagu gun gaaro ra'yi ka jeedin.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg