doofaar
(m.l) (-rro, m.dh)

Naasley caws-kunool ah idaha la eg ka ballaaran,leh madax weyn, gano iyo dhogor yar oo hilibkiisu muslimiinta xaaraan ka yahay. ld doonfaar.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh doofaar

doofaarad [m.dh] (-do, m.l)
Haweenay aad u akhlaaq xun. ld doonfaarad.

doofaarnimo [m.dh]
1. Doofaar ahaansho. 2. Qof aad u dabci xun ahaansho. ld doonfaarnimo.

doonfaar [m.l]
ld doofaar.

doonfaarad [m.dh]
ld doofaarad.

goomme [m.l]
Nooc doofaarka ka mid ah oo aan ilka waaweyn lahayn.

kirkirre [m.l] (-rayaal, m.l/dh)
Doonfaar; doofaar.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg