doogdhaw
(m.l)Guuridda loo guuro meel doog leh; doograac.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh doogdhaw ↴
doograac [m.l]
1. Doogdhaw. 2. ld doograacid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg