dooji
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)

1. Xoolo si dhaqso ah u geyn meel roob ku da'ay. 2. Meel roob ku di'id. 3. Wadaan iwm biyodarid. 4. Wadaan maqaar ah qoyn si wax loogu waraabin karo.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dooji

doojin [m.f.dh]
eeg dooji. ld doojis.

doojis [m.l]
ld doojin.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg