doolaal
(Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate)

1. D. ah: qof ka tegey meeshiisii oo ku sugan meel kale oo ka fog oo uusan camal ku hayn loogana baahanayn. 2. D. ah: dugaag meelo kala fog ka ugaarsada.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh doolaal

dhoolaal [m.l]
Dh. ah: orgi ama dibi doolaalo tagay.

dhoolaal [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-aalay, -aashay)
Orgi ama dibi doolaalo tegid.

doolaalo [m.dh]
1. Doonashada uu neef qoor ah oo qooqan uu doonto wax uu abaahiyo ama saarto. 2. Aadidda la aado meel kale oo aan la iskaga baahnayn.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg