doollo
(m.l)Dhul sare oo siman.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh doollo ↴
dool [m.l] (-lal, ml.)
Qof dilaa ah, tuug khatar ah, bahal halis ah iwm oo meel aan laga aqoon yimid.
dool [m.dh] (-llo, ml.)
1. Labada qaybood ee barida dadka ama idaha middood. 2. Doon yar oo webiyada looga tallaabo.
dool [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-oolay, -ooshay)
Qof, bahal iwm meel aan laga aqoon aadid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg